Hab Fikirka Tarmuuska

Hab Fikirka Tarmuuska waa podcast diiradda saaraya qoraalka โœ๏ธ iyo sidii loogu adeegsan lahaa kobcinta shakhsiyadda, fahamka fikradaha ๐Ÿง , iyo horumarinta hab-fikirka. Halkan waxaad ka heli doontaa: Sida loo abuuro caado qoraal ๐Ÿ““ Meesha iyo waxa aad qorayso ๐Ÿ“๐Ÿ–‹๏ธ Sida ugu habboon ee loo qoro ๐Ÿ“ Intaa waxaa dheer, talooyin iyo fikrado ku saabsan horumarinta hab-fikir toosan ๐Ÿ’ก, kaas oo ah furaha horumarka iyo guusha nolosha ๐Ÿš€๐Ÿ†. Soo dhawaaw! ๐Ÿ‘‹๐ŸŽง

Listen on:

  • Apple Podcasts
  • YouTube
  • Podbean App

Episodes

Thursday Oct 10, 2024

Bismilaah;
Kahor intaanan bilaabin qoraalkeenii ugu horreeyay, waxaan qaybtan ku xusnay qayb ka mid ah awoodda qalinka iyo muhiimadda uu leeyahay. Sidoo kale, waxaan kula wadaagay afar sababood oo muhiim ah oo ay tahay in aan qoraallo u qorno.ย  ๐Ÿ˜Šโœจ
Dhagaysi wacan!ย 

Sunday Oct 06, 2024

Bismilaah;
Hab fikirkee ayay adiga kula tahay inuu noqon karo caqabadda ugu weyn ee qof ka hor istaagi karta inuu isbeddel ama horumar sameeyo?
Qaybtan 2-aad waxaan maanta ku falanqeynaynaa 4 qodob oo qofka u diida inuu tallaabo qaado si uu isbeddel u sameeyo. Nasiib wanaag, waa wax la bedeli karo haddii qofku uu habka fikirkiisa kaliya beddelo.ย 
Dhagaysi wacan!ย  ๐Ÿ˜Š

Thursday Oct 03, 2024

Bismilaah;
Xalqadan 1.aad waxay gogoldhig u tahay xalqadaha kale oo soo socda, sidoo kale waxay sawir kaa siinaysa sababta Podcast-ga "Hab Fikirka Tarmuuska" luugu magac daray (Hadaba ila dhagayso 3.dexda shaqsi ee aadanuhu u kala baxo, labo waan iska ilaalin doonaa inaan noqono , halka aan hal ka mid ahna ku dedaali doono noqoshadiisa). Sidoo kale wax ka ogoow xalqadaha soo socda waxay xambaarsanaan doonaan Insha Allah.ย 
Dhagaysi wacan!ย 

Hordhac: Trailer

Tuesday Sep 24, 2024

Tuesday Sep 24, 2024

Bismilaah,
Tarmuusku waxaan aaminsanahy in uu ka mid yahay alaabta hoy kasta oo bini aadam laga heli karo, hoy soomaliyeedna warkiiba daa. Mise is waydiisay halka aan Tarmuuska ka shabahno? Nafteenu sida Tarmuuska oo kale ayay u baahantahayย  in laga rogo wixii aan anfacaad u lahayn, la' carfiyo kadibna lagu shubo wax cusub.ย  Ku soo dhawaaw Hab Fikirka Tarmuuska by Hodan Hilmi.ย 

Copyright 2024 All rights reserved.

Podcast Powered By Podbean

Version: 20241125