Sep 24, 2024

Hordhac: Trailer

Bismilaah,

Tarmuusku waxaan aaminsanahy in uu ka mid yahay alaabta hoy kasta oo bini aadam laga heli karo, hoy soomaliyeedna warkiiba daa. Mise is waydiisay halka aan Tarmuuska ka shabahno? Nafteenu sida Tarmuuska oo kale ayay u baahantahay  in laga rogo wixii aan anfacaad u lahayn, la' carfiyo kadibna lagu shubo wax cusub.  Ku soo dhawaaw Hab Fikirka Tarmuuska by Hodan Hilmi. 

Comment (0)

No comments yet. Be the first to say something!

Copyright 2025 All rights reserved.

Podcast Powered By Podbean

Version: 20241125