
Friday Nov 29, 2024
SE01EP11 Sidee Loo Qori Karaa Qorshe Usbuuc oo Wax-ku-Ool ah? 🗓️ Mar Kale iyo Ila Qor part 05: Jadwalka Usbuuca 📋
Qaybtan waxaan ku faaqidnay:
✅ 5 qodob oo muhiim ka dhigaya qorista jadwalka usbuuca
❓ 5 su’aalood oo kaa caawinaya inaad qorto jadwal fudud oo waxtar leh
🔍 Qiimaynta loo baahan yahay si loo ogaado wixii hagaagay iyo wixii u baahan in la toosiyo
Maxaad adigu adeegsataa si aad u maarayso hawlaha kuu yaalla usbuuca? 🤔🖊️
Dhagaysi wacan! 🎧✨
Comments (0)
To leave or reply to comments, please download free Podbean or
No Comments
To leave or reply to comments,
please download free Podbean App.