Thursday Dec 19, 2024

SEO1EP14 Maxaa Go’aamiya in Lagu Guulaysto ama Lagu Guuldaraysto Caadooyinka Sannadka Cusub?

Bismilaah; 

Caawa waxaan ka hadlaynaa sababta caadooyinka qaar u hirgalaan halka kuwa kalena ay fashilmaan. 🕰️📉

Waxaan si gaar ah diiradda u saarnaynaa...

  • Doorka wakhtiga uu qofku wax bilaabayo 🕒✨.
  • Dhibaatada ka dhalata bilaw caado cusub oo niyad yari iyo sabab la’aan ku dheehan tahay 🚧😟.
  • Sida aan uga faa’iidaysan karno bishan December iyo maalmaheeda ugu dambeeya si aan u gaadhno horumar waara 🍂🔥.

Dhagaysi wacan! 🎧🌟

Comments (0)

To leave or reply to comments, please download free Podbean or

No Comments

Copyright 2024 All rights reserved.

Podcast Powered By Podbean

Version: 20241125