
Thursday Dec 05, 2024
SEO1EP12 Waa Maxay 3-da Waxyaabood oo Focus-keena Dila, Sideese Looga Hortagi Karaa? 🧠🚀 ( Casharadii November)
Bismilaah;
✨ Maxaad Ka Baratay Bisha November? 🎯🚀
Qaybtan waxaan ka wada hadlaynaa:
🔍 3 caqabad oo si toos ah u dhaawaca diiradda saarida (focus)
🛡️ Sida aan uga hortagi karno caqabadahaas si aan u joogtayno guulaha
🎙️ Casharadii ugu muhiimsanaa ee aan ka faa’iiday bishii November
Maxaa adigu bishan ka baratay? 💭 Igula wadaag Instagram-ka cusub ee Podcast-ka: @Hab Fikirka Tarmuuska Podcast 📲💬 Dhagaysi wacan! 🎧 https://www.instagram.com/hab_fikirka_tarmuuska_podcast_?igsh=cHc1eWVhd2szbXV4&utm_source=qr
Comments (0)
To leave or reply to comments, please download free Podbean or
No Comments
To leave or reply to comments,
please download free Podbean App.