Thursday Oct 17, 2024

SE01EP05 : Waa maxay faa'iidooyinka qorista fikirrada subaxdii? (Morning Thoughts) Ila Qor Part 02

Qaybtan 5-aad ee podcast-keena, waxaan kaga hadlaynaa muhiimada qoraalka fikirrada subaxnimo (Morning thoughts) ๐ŸŒ…๐Ÿ“. Sidoo kale, waxaan dul istaagaynaa khasaaraha ka dhalan kara marka aan la qorin fikradahaasโ€”mid dhaqaale ๐Ÿ’ธ iyo mid nafba leh ๐Ÿ’”. Maxaa looga jeedaa "shabeelka" ๐Ÿ† aan iska ilaalinayno, iyo "faraska" ๐ŸŽ aan daajinayno? Jawaabahaas iyo kuwo kale oo badan ayaad ka heli doontaa qaybtan.ย 

Dhagaysi wacan! ๐ŸŽงโœจ

Comments (0)

To leave or reply to comments, please download free Podbean or

No Comments

Copyright 2024 All rights reserved.

Podcast Powered By Podbean

Version: 20241125