
Thursday Jun 12, 2025
SE03EP5: Roobku muxuu ku xasuusiyaa? 🌧️🪷💭☔️
Bismilaah;
Roobku waa raxmad ☔️, waa xasuus 💭, waa bilow cusub 🌱. Qaybtan cusub ee 🎙️ podcast-ka, waxaan ka hadlaynaa sida roobku inoo xasuusin karo imaan 🕌, rajo iyo nafis.
Mararka qaar qalbigeennu wuxuu noqdaa sida dhul qallalan oo kale 😔 laakiin roobka raxmadda Ilaahay 🤲🏽 ayaa soo da’a, qalbigana dib ayuu u noolaadaa 💚.
Dhageyso ➡️ Ka fakir ➡️ Na La wadaag, adigoo isweydiinaya:
"Roobku muxuu i xasuusinayaa?" 🌧️💬
No comments yet. Be the first to say something!