Jan 23, 2025

SE02EP4 U Qorshee Sannadkaaga Hab Fudud: U Adeegso Quarterly Quest🎯✨

Bismilaah ;

Sidee Ayaad U Qorsheyn Kartaa Sannad Guuleysta? 📆
Qaybtan isbuucan waxay ku saabsan tahay qorista iyo qorshaynta sannadka cusub. Waxaan kuu soo bandhigayaa qaaciddada "Quarterly Quest" – hab fudud oo aad sannadkaaga ugu qorshayn karto 100 maalmood. 🎯 Sadex waxyaabood oo muhiim ah oo aad sedexdii biloodba xoogga saarto ayaa kaa caawin doona inaad si cad u wajahdo himilooyinkaaga sannadlaha ah.

Dhagaysi wacan📝✨

Comment (0)

No comments yet. Be the first to say something!

Copyright 2025 All rights reserved.

Podcast Powered By Podbean

Version: 20241125