
Thursday Nov 21, 2024
SE01EP10 Waa maxay saddexda caqabadood oo riyooyinka naga hor istaaga? ๐ซ๐๐
ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย Bismilaah;ย
Caawa waxaan podcast-ka kaga hadlaynaa: Saddex sababood oo naga hor istaaga riyooyinkeena โ๐๐ช ๐, saddex waxyaabood oo ay tahay inaan carruurta uga dayano ๐ถโจ, iyo suโaal xiiso leh oo dib kuugu celinaysa xusuusta carruurnimadaadii ๐ .
Dhagaysi wacan! ๐ง๐ก
Comments (0)
To leave or reply to comments, please download free Podbean or
No Comments
To leave or reply to comments,
please download free Podbean App.