
Thursday Jan 09, 2025
S2EP2: Marmarsiyahaagu maxay kaa hor taagan yihiin? ๐โโจ
Bismilaah;ย
Hormarka nolosha isbeddel ayuu ku jiraa โ markaad maqashid ereyga isbeddel, maxaa maskaxdaada kusoo dhaca?๐ฏ Aniga, "Ficil la'aan". ficil la'aan isbeddel ma imaanayo, laakiin marmarsiyooyinka ayaa inta badan na xannibaya. Qaybtan, waxaan kula wadaagi doonaa marmarsiyooyinkii iga hor istaagay inaan sameeyo podcast muddo dheer. ๐ Marmarsiyahaagu maxay kaa hor taagan yihiin? Maanta se diyaar ma u tahay inaad bilowdo safarkaaga?
Dhageysi wacan! ๐งโจ๐ซ
Comments (0)
To leave or reply to comments, please download free Podbean or
No Comments
To leave or reply to comments,
please download free Podbean App.