
Thursday Oct 03, 2024
SE01EP01: Gogoldhig /Is barasho /Why Hab fikirka Tarmuuska?
Bismilaah;
Xalqadan 1.aad waxay gogoldhig u tahay xalqadaha kale oo soo socda, sidoo kale waxay sawir kaa siinaysa sababta Podcast-ga "Hab Fikirka Tarmuuska" luugu magac daray (Hadaba ila dhagayso 3.dexda shaqsi ee aadanuhu u kala baxo, labo waan iska ilaalin doonaa inaan noqono , halka aan hal ka mid ahna ku dedaali doono noqoshadiisa). Sidoo kale wax ka ogoow xalqadaha soo socda waxay xambaarsanaan doonaan Insha Allah.
Dhagaysi wacan!
Comments (2)
To leave or reply to comments, please download free Podbean or
Allahuma Aamin, mahadsanid Qaali. :)
Monday Oct 07, 2024
Masha Allaah,Allaahuma baarik cilmigaaga walaashayey❤❤❤
Thursday Oct 03, 2024
To leave or reply to comments,
please download free Podbean App.